Qofka qoray Qoraalka waa Farxaan Gurxan Xog’hayaha 1aad ee safaarada Somaliya ee Kuwait. Aflagaadada ee Madaxweyne Xasan Shiikh loogu geystay ee ku jira webka Guddiga lagu muransan yahay ee Doorashada 2021. @M_Farmaajo ayaa adeer u ah. @M_Farmaajo ayaa hore u sameyn jiray..
@M_Farmaajo ayaa ahaa/ahna u ololeeye Qabiil sida ku cad qoraaladiisa uu qoray isaga oo ugu gafay Qabiilo Somaliyed & Madaxweyneyaashii Dalka Somaliya ugu horeeyay Aadan Cabdulle Cismaan Aadan Cadde & Cabdirashiid Cali Sharmaake Allah u naxariisto Aamiin.Sida ku cad qoraalkiisa⬇️
CBB Cayayaanka Baraha Bulshada oo la magac baxay Guddiga Doorashada 2021??

Muxuu yahay Guddiga Doorashada lagu muransan yahay ee la magac baxay Guddiga Doorashada 2020/2021??

Webkooda Doorashada 2021 ayey ku taalaa gefka, cayda & Aflagaadada Madaxweyne Xasan Shiikh ⬇️⬇️
Page-ka Facebook-ga, Guddiga Doorashada Garabka Farmaajo oo si bareer ah loogu Aflagaadeynayo Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamud. Sidee guddigaan ka kooban Ciidanka Nabad sugidda, Taageerayaasha Farmaajo & Shaqaalaha Dowladda loogu aamini karaa Doorashooyinka Dadban. Waa kuma Cirro
Maxamed Xasan Cirro @M_Farmaajo u magacowday Gudoomiyaha Guddiga lagu muransan yahay ee garabkiisa ah waxa uu qoray qoraal dheer bishii Oktoobar 3deedii 2020 oo uu ku amaanayo @M_Farmaajo isla markaana uu doonayo inuu xilka ku soo laabto, taas oo meesha ka saareysa dhexdhexaad..
Guddi Doorasho ee tartameyaal musharax Madaxweyne u noqon kara shuruudaha laga doonayo waxaa uu ku qoran heshiiska 17 ka September 2020 ay gaareen FGS & FMS. Cirro waxaa uu jebiyey dhexdhexaadnimadii laga doonayey Guddiga Doorashada, sidsas darteed waa..
https://m.facebook.com/100991604728388/photos/a.101526471341568/199812891512925/?type=3
Waa inuu is casilo ileen waxaa muuqata inuu u janjeero dhinaca soo magacowday ee ah @M_Farmaajo oo doonayaa inay u soo xulaan Xildhibaano & senator's u codeeya sidii xukunkii milateriga ee keligiis Taliska ahaa uu ku shubto, yiraahdo 99% waa la i doortay. Taas lama aqbalayo
Mid kale oo ka mid ah Guddiga gacan lu rimiska ah ee garabka @M_Farmaajo sameystay waa kan hoos ku qoran. Ogow dhamaan waa Cayayaanka Baraha Bulshada afartii sano la soo dhaafayey 2017-2020 Baraha Bulshada ka Aflagaadeyn jiray cid walba oo dhaliisha @M_Farmaajo ee toosin u jedisa
La yaab ma leh inuu ku dhiiri geliyo @M_Farmaajo wiilasha ku reerka ah inay u gefaan Madaxweynihii Xilka ku wareejiyey si Dimiqraadi ah. Guddiga lagu muransan yahay waa Cayayaanka Baraha Bulshada, waa qasab inay is casilaan sida deg deg ah, cidna Doorasho ma u qaban karaane. ⬇️
@AbdinurMAhmed waxaa uu ahaa mid cay & Aflagaado u geysta Madaxweynihii hore ee Dalka Somaliya Madaxweyne Xasan Shiikh Waqtigii uu Xilka hayey 2012- 2017. Isaga oo Baraha Bulshada u soo marin jiray qoraalo gef oo uu u geysanayo MD Xasan Shiikh oo waajibaad qaran gudaaanaya ⬇️
@AbdinurMAhmed waxaa uu Muqdisho ka sameystay #FursadFund wax uu ula baxay oo Dadka Somaliyed ee degan Gobolka Banaadir ee Canshuurta bixiya lagu dhacay lacag badan Sidoo kale ayaa ku jirtay Sagal Bihi oo hadda ah Xildhibaan ka tirsaneyd 9aad @M_Farmaajo ayaa adeer u ah. ⬇️⬇️
@AbdinurMAhmed waxaa uu @M_Farmaajo ka dhigay agaasime ku Xigeenka "Warfaafinta" ee Madaxtooyada muddo dheer, waxa uu ku muteysay gefka & aflagaadada Madaxweyne Xasan Shiikh oo xilka wareejiyey si uu weli u sii caayo & cid walba oo @M_Farmaajo dhaliila qaladkiisana u sheega.
@AbdinurMAhmed waxaa uu hadda ka tirsan yahay Guddiga lagu muransan yahay ee Doorasho ee Garabka @M_Farmaajo
Qof shaqaale dowladeed ahaa ee ku muteysatay Aflagaadada & akhlaaq darrada uu ku sameynaayey Madaxda & dhaca dadka Somaliyed ee uu u geystay ee degan Gobolka Banaadir.
@AbdinurMAhmed waa Shaqaale Dowladeed (Civil Servant) sida ku cad warqada hoose. Guddiga Doorashada Dadban shuruudaha ku jira heshiiska waxaa ka mid ah xubnaha ka mid noqonaaya waa inuusan aheyn shaqaale dowladeed, ka sokow akhlaaqdiisa oo la hubiyo & inuu dhexdhexaad yahay ⬇️
You can follow @OAbraar.
Tip: mention @twtextapp on a Twitter thread with the keyword “unroll” to get a link to it.

Latest Threads Unrolled:

By continuing to use the site, you are consenting to the use of cookies as explained in our Cookie Policy to improve your experience.